Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Haylaan.

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Haylaan.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.07 January 8, 2020 ku magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka

Maxay Tahay Sababta Gen Cali Gaab Loogu Magacaabay Taliyaha Taraafikada (Daawo)
Guddoomiyaha gobalka Bari oo baaq naabadeed ka soo saaray colaada Cawsane (dhegayso)
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 27aad – dhegayso | daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.07 January 8, 2020 ku magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Haylaan.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Baahida loo qabo dardargelinta howlaha shaqo ee Gobolka Haylaan.

Markuu arkay: Aqoontiisa, Kartidiisa iyo waaya-aragnimadiisa Shaqo.

Markuu Tixgeliyey: Talo soojeedinta Wasaaradda Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Cabdisalaan Maxamed Muuse loo magacaabay Guddomiye ku-xigeenka Gobolka Haylaan.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: