Puntland oo sheegtay xiliga la fulinayo dilka ragii kufsaday Caasho Ilyaas.

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan ayaa sheegay in 11 ka bisha Febuary la fulin doono dilka 3,dii nin ee Maxkamadaha Puntland ku heleen inay dil iyo kufsi u geysteen Caasha Iliyaas oo ahayd gabadh 13 jir ah.

Xukunka dilka ah oo Dawlada Puntland fulin doonto wuxuu ka dhacayaa magaalada Boosaaso sida uu sheegay xeer ilaaliyuhu.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com