Waraysi :Maamulka iyo Shacabka Ufayn oo Isku tashi ku dhisanaya wado jid cade ah (dhegayso)

Waraysi :Maamulka iyo Shacabka Ufayn oo Isku tashi ku dhisanaya wado jid cade ah (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa sheegay in ay qorsheeyeen dhismaha jid cadde isku xira Ufayn iyo kob-dhexaad oo ka tirsan gobolka Bari, gudoomiye kuxigeenka degmada Ufayn Cadaysey Cabdi Cadaysey oo u waramay Radio Daljir ayaa arintaasi sheegay ugu horayna wuxuu ka hadlaya wixii u qabsoomay maamulka degmada sanadka dhamaaday ee 2019.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com