Waddada iskuxirta Boosaaso iyo gobolada oo halis ugu jirta in ay go’do (daawo)

HomeWararka

Waddada iskuxirta Boosaaso iyo gobolada oo halis ugu jirta in ay go’do (daawo)

Darawalada gaadiidka ee isaga kala goosha Bosaaso iyo gobolada Puntland ayaa Daljir usheegay in ay dhibaato ku qabaan waddadan maa daama ayba ku dhawd

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saafaradda Maraykanka ee Somaaliya oo marti galisay Kulan Amniga looga hadlayeey (Sawiro)
Kooxda Alshabaab oo xalay weeraray Degamadda Afgooye

Darawalada gaadiidka ee isaga kala goosha Bosaaso iyo gobolada Puntland ayaa Daljir usheegay in ay dhibaato ku qabaan waddadan maa daama ayba ku dhawdaha in ay go’do.

waddada Boosaaso ayaa roobabkii isaga kala dambeeyay waxa ay gaarsiiyeen burbur xoogna.
Hadab sidee wax looga qaban karaa? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhingay Barafasoor Cabdisalaan Dhoolayare oo ku socdaalay waddadan.

wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: