Waddada iskuxirta Boosaaso iyo gobolada oo halis ugu jirta in ay go’do (daawo)

Waddada iskuxirta Boosaaso iyo gobolada oo halis ugu jirta in ay go’do (daawo)

Darawalada gaadiidka ee isaga kala goosha Bosaaso iyo gobolada Puntland ayaa Daljir usheegay in ay dhibaato ku qabaan waddadan maa daama ayba ku dhawdaha in ay go’do.

waddada Boosaaso ayaa roobabkii isaga kala dambeeyay waxa ay gaarsiiyeen burbur xoogna.
Hadab sidee wax looga qaban karaa? Su’aalahaas iyo kuwo kale waxaan hor dhingay Barafasoor Cabdisalaan Dhoolayare oo ku socdaalay waddadan.

wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com