Waa sidee xaalada gobolka Gardafuu oo horay go’doon ugujiray (dhegayso)

Waa sidee xaalada gobolka Gardafuu oo horay go’doon ugujiray (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gardafuu ayaa shegaya in halkaasi ay ka’daeen roobab xoogan 24kii saac ee la soo dhaafay.

Gudoomiyihii hore ee gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynab oo ku sugan Caluula ayaa ka warbixiyey deegaanada gobolka ee Roobku sameeyey wariye Xaawo Axmed ayaa waraysatay.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com