Ajandaha kulanka baarlamaanka ee maanta (Akhriso)

HomeWararka

Ajandaha kulanka baarlamaanka ee maanta (Akhriso)

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho .

CABDULQAADIR: “laascanood waxaa leh Soomaali & wixii Calanka Buuluga ah sheegta!
Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Aqoon-iswaydarsi dib loogu eegayo isla-xisaabtanka Xuquuqda aadanaha oo lo qabtay Maxkamadaha, Xeer ilaalinta & Booliska oo Bosaaso lagu qabtay

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan Magaalada Muqdisho .

Kulanka Maanta ay Golaha Shacabku yeelanayaan ayuu Ajendahiisu yahay Akhrinta Saddaxaad ee ku noqoshada Miisaaniyadda Dalka 2019.

Xildhibaanada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dardar gelinaya howlaha muhiim ah ee horyaala si loo gaaro dowladnimo dhammeystiran.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: