HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dhalinyaro tababar loogu soo xiray magaalada Badhan.

Badhan, Mar 16 2017-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland ayaa magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag ku soo gabagabaysay tababar lagu wacyigelinayey dhalinyarada Puntland.

Koox dabley ah oo dhac u gaystay xawaaladda Qaran, xarunteeda magaalada Galkacyo, gacantana ku dhigay lacago badan oo ay la baxsadeen.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida _Sabti_12
War Saxafadeed: Ururuka Qurbajoogta Puntland – Taageero Shirka Wadatashiga Dastuurka Soomaaliya.

Badhan, Mar 16 2017-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland ayaa magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag ku soo gabagabaysay tababar lagu wacyigelinayey dhalinyarada Puntland.

Tababarkaan oo lagu soo qabtay qaybo badan oo kamid ah gobolada Puntland ayaa waxaa lagu baranayey wacygelinta dhalinta iyo sidii ay fursadaha wadanka uga faa’iidaysan lahaayeen.

Agaasimaha waaxda dhalinyarada Deeqo Jaamac oo kusugnayd madasha lagu soo xirayey tababarkaani ayaa dhalinyaradii ka faa’iidaysatay tababarkaani kun boorisey inay gaarsiiyaan dhalinyarada kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: