HomeUncategorized

Dhegeyso: Adeega E-Dahab ee Shirkadda Dahabshiil oo ku baahay deegaanada Puntland

Talaado, September 01, 2015 (Daljir) — Adeega E-dahab ayaa ka mid ah adeegyada ay wada bixiyaan shirkadaha Somtel iyo Dahabshiil waxaana deegaamada Puntland laga hirgeliyey Lix bilood ka hor isagoo si balaaran ugu baahay dhamaan deegamada Puntland.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal iyo Jamaal Faarax Aadan.
Jaaliyadaha Puntland ee Yurub oo Hogaan Cusub Yeeshay
Dayax-madoobaad xalay siweyn looga dareemay waddamo badan oo adduunka ah Soomaaliyana ay ka mid tahay.
Talaado, September 01, 2015 (Daljir) — Adeega E-dahab ayaa ka mid ah adeegyada ay wada bixiyaan shirkadaha Somtel iyo Dahabshiil waxaana deegaamada Puntland laga hirgeliyey Lix bilood ka hor isagoo si balaaran ugu baahay dhamaan deegamada Puntland.
 
Madaxa Adeega E-dahab Puntlan Maxamed Muuse Faarax ayaa Daljir uga waramay qaabka uu adeegan u shaqeeyo isagoo sharaxay heerarkiisa kala duwan iyo sida dadweynaha uga faa\’iideysan karaan.
 
Waxaa waraystay Maxamed Cabdulqaadir Cali oo Daljir Garoowe ku sugan.
 
Dhegeyso:
 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: