Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May (daawo)

HomeWararka

Xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May (daawo)

Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la w

Shibiskadheh, Afhayeenka ciidanka Macawislayda gobalka Hiiraan oo Daljir u warramay
Madaxweyne Farmaajo oo la saftay Fahad Yaasin
Baarlamaanka Soomaaliya oo Beesha Caalamka ugu baaqday inay joojiyaan faragalinta mowshinka

Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa waa dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la waayo waxqabadkooda keeni karta gaabis ama dib u dhac kale oo ku yimaada dhanka ilbaxnimada, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada.

Sanadkii 1943-dii waa markii ugu horeysay ee gudaha Dalka Soomaaliya ay ka bilowdeen dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo ay horkacayaan sadex iyo toban Dhallinyaro (13) oo wax bartay,kuna mideysan Naadiga Dhallinyarada Soomaaliyeed,kuwaas oo u howlgalay raadinta wadajirka Umaadda iyo baadigoobka xornimo dhameystiran oo wada gaarta Shacabka Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: