Xisbiga Waddani oo ka Horyimid Xukun lagu Ridey Xubno Xisbiga (dhegayso)

HomeWararka

Xisbiga Waddani oo ka Horyimid Xukun lagu Ridey Xubno Xisbiga (dhegayso)

Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Somaaliland ee WADDANI ayaa ka hadlay xukun lagu riday Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga kuwaas oo maanta maxkamad lagu s

Waa maxay Jeegaan waa se maxay Jeegaanisim ama siyaasadda ku salaysan iskaashiga Jeegaanta?
Nabadoonada Gobalka Bari oo Diiday Wareejinta Dekadda Boosaaso (dhegayso)
Faahfaahin Qaraxa Muqdisho

Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Somaaliland ee WADDANI ayaa ka hadlay xukun lagu riday Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga kuwaas oo maanta maxkamad lagu soo taagay Magaalada Hargeysa islamarkaana xukun lagu riday.

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ah gudoomiyaha kumeelgaarka ah ee Xisbiga WADDANI oo Xukunka kaddib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in  xariga halka sano ah ee lagu riday Yoonis ay ka qaadan doonaan abiil isla markaana uu yahay mid cadaaladda baal marsan.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: