Xildhibaanada Labada Aqal oo yeelanaya kulan ay uga arrinsanayaan habraaca doorashada madaxtinimada

HomeWararka

Xildhibaanada Labada Aqal oo yeelanaya kulan ay uga arrinsanayaan habraaca doorashada madaxtinimada

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu wadaa in xildhibaannada laba gole ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ay ku yeeshaan kulan ay uga arrinsanay

Dagaal Ciidamada DFS ku dhexmaray Dhuusamareeb
Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland ?
Guddoomiyaha Barlamaanka Maxamed Mursal oo Cambareyeey Xarigii Mukhtaar Roobow (Daawo)

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu wadaa in xildhibaannada laba gole ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya ay ku yeeshaan kulan ay uga arrinsanayaan habraaca doorashada madaxtinimada iyo waqti la qaban doonaba.

Arrimaha kulanka looga arrinsanayo ayaa ah doorashada xubnaha Guddiga isku dhafka labada Aqal Baarlamaanka 11-aad ee qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha 1-0aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida lagu sheegay farriin qoraal ah oo lagu daabacay bogga Facebook ee Golaha Shacabka.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo shalay la kulmay mas’uuliyiinta ammaanka ee Soomaaliya ayaa sheegay in xilligan kala guurka ah ay amniga doorashada isaga uga amar qaadanayaan, dhanka kalana uga digay in aanay ku milmin arrimaha siyaasadda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: