Xaladda Xoolo dhaqato ku sugan duleedka jalam oo laga dayrinayo (dhegayso)

HomeWararka

Xaladda Xoolo dhaqato ku sugan duleedka jalam oo laga dayrinayo (dhegayso)

Inta dhaxeysa Degmada kalabeyr iyo tuulada Jalam waxaa laga soo sheegayaa in halkaas dhibaato nololeed ay ku haysato dad reer miyi ah oo Xoolohii ay d

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
MAANHADAL: Maxay salka ku haysaa kala aragti duwanaanta xiligan ee mudada Doorashada golayaasha deegaanka? (daawo)

Inta dhaxeysa Degmada kalabeyr iyo tuulada Jalam waxaa laga soo sheegayaa in halkaas dhibaato nololeed ay ku haysato dad reer miyi ah oo Xoolohii ay dhaqan jireen ay ka dhamaadeen isla markaasna halkaas daganaa bilihii ugu dambeyeey.

Cawil cumar Maxamed oo ka mid ah dadka dhibaatada lasoo daristay ayaa Radio daljir uga waramay Xaalada dadkaa iyo inta qoys ee ay ka kooban yihiin wuxuu u waramay cXakiiin Xusein Xassan oo Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: