HomeWararkaMaqaalo Kale

XAFIISKA WAXBARASHADA SSC KHAATUMO

"Xafiiska Waxbarashada SSC-Khaatumo waxaan leeyahay ka daaya ardeyda DDS niyadjabka aad ku waddaan. Ardayda DDS ee noga timaada marqaan, goob iyo meel

XOOJINTA DALLAGA, CIIDA & MAAREYNTA BIYAHA
MUQDISHO | Wiil lagu magacaabo Cabdiraxmaan ayaa xalay lagu dilay duleedka muqdisho
DAREEN 16aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

“Xafiiska Waxbarashada SSC-Khaatumo waxaan leeyahay ka daaya ardeyda DDS niyadjabka aad ku waddaan. Ardayda DDS ee noga timaada marqaan, goob iyo meelaha ka sii fogfog waxaa ku qabanaa kuna tixgalinaa shahadada ay wataan. Ardeygu waa xor oo iskoolku doonuu gali karaa. Digniin soo saara balse go’ankaan degdeggaa aqbali meyno annagu,” Maamulaha Dugsiga Sare ee Samatar Baxnaan Buuhoodle | Suxufi Najiib Xasan Fanax

Diwaanka wararka | Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: