Wasiirka Maaliyadda DFS oo ka qeyb galay shirka Iskaashiga dalalka Geeska Afrika (Sawiro)

HomeWararka

Wasiirka Maaliyadda DFS oo ka qeyb galay shirka Iskaashiga dalalka Geeska Afrika (Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Iskaashiga Wad

Madaxweyne Deni oo Magacaabay Xubno kamid ah Maxkamadda Sare ee Ciidamada
MAANHADAL: Waa kuma Musharrax Eng. Maxamuud Khaliif Xasan JABIYE?
Hay’adda Mareynta masiibooyinka oo deeq kala duwan garsiisay Puntland iyo Galmudug

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) oo ahaa mid heer Wasiir.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirada Maaliyadda ee Dalalka Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Suudaan iyo Saaxiibada kale ee ka ka tirsan Bangiga Adduunka, Bangiga Horumarinta Afrika, Midowga Yurub iyo IGAD. Barnaamijkaan ayaa ah Hindise Horumarineed oo muhiim ah, kaasi oo loogu tala galay isku xirka fursadaha Geeska Afrika oo dhan.

Shirka ayaa si guul ah ku soo idlaaday, kaasi oo looga hadlay arrimo badan oo dhanka dhaqaalaha la xiriirto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: