Wasiirka arrimaha gudaha  soomaaliya  Axmed Macalin Fiqi ayaa  Al-shabaab uga digay  inaysan carqaladeyn gargaarka la gaarsiinayo dadka abaartu saamaysay.

HomeWararka

Wasiirka arrimaha gudaha soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa Al-shabaab uga digay inaysan carqaladeyn gargaarka la gaarsiinayo dadka abaartu saamaysay.

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maleeshiyada Al-shabaab uga digay in aysan carqaldeyn gargaarka la g

Maxkamadda ICJ oo mar kale dib u dhigtay dhegaysiga dacwadda Badda ee u dhexaysa Soomaaliya iyo Kenya
MUQDISHO: Xarun lagu cillad bixinayo diyaaradaha oo Garoonka Aadan Cadde laga hirgeliyay (Warbixin)
Warka Fiidnimo, cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa maleeshiyada Al-shabaab uga digay in aysan carqaldeyn gargaarka la gaarsiinayo dadka ay abaarta saameysay ee ku nool deegaanada fara ku tiriska ee ay gacanta ku hayaan argagixisada.

Sidoo kale, Wasiir Fiqi ayaa ku tilmaamay in abaaraha iyo barakaca dalka ka jira ay sabab u yihiin nabad-diidka Al-Shabaab, wuxuuna carabka ku adkeeyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dadaal xooggan ku bixineyso sidii gargaar bani-aadnimo loo gaarsiiyo dadka dhibaateysan ee la daala dhacaya abaaraha iyo colaada ee ay qeyb ka yihiin kooxaha argagixisada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: