Wasiirka Amniga Somaaliya oo Boosaaso Gaaray

HomeWararka

Wasiirka Amniga Somaaliya oo Boosaaso Gaaray

Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaalle ayaa goor dhow gaaray Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Garoonk

Magaaladda Gaalkcyo oo lagu Qabtay Xaflad lagu Xusayeey Dhalashadda Nabigeena muxamed NNKH (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Buuhoodle: Toos u daawo xafladda furitaanka dugsiga u weyn Buuhoodle ee Turkiga (daawo)

Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaalle ayaa goor dhow gaaray Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Garoonka Diyaaradaha ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Safarka Wasiirka, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in uu ka qeyb gali doono Xaflad lagu caleemasaari doono beeldaaje.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: