Wasiirka Amniga Puntland oo sheegay inuu soconayo dagaalka Sool (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Amniga Puntland oo sheegay inuu soconayo dagaalka Sool (dhegayso)

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf Dowlad ayaa ka hadlay colaadda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Waxaa uu sheegay inuu soconayo d

Xulashada Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf Dowlad ayaa ka hadlay colaadda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Waxaa uu sheegay inuu soconayo dagaalka inta laga sugayo dhamaan xuduudaha Puntland oo lasoo celinayo.

Waxaa uu sheegay rag kasoo jeeda Somaliland inay ku qaylinayaan in lagu soo duulay, balse ay cadaynayaan Puntland in lasoo weeraray markii hore ayna soo ceshanayso dhammaan xuduudaha ka maqan.

Hoos kadhagayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: