Wasiir Xasan Majabe ayaa eedayn u jeediyey Xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada SSC ee Puntland

Wasiir Xasan Majabe ayaa eedayn u jeediyey Xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada SSC ee Puntland

Wasiir kuxigeenka Arimaha gudaha Puntland Xasan Majabe ayaa eedayn u jeediyey Xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada SSC ee kamid ah baarlamaanka Puntland iyo kan Federalka ” 17 Xildhibaan halkan bay ahayd inay nagu metelaan, naguma metelaane, si ay meesha isaga fadhiyaan waxay samaynayaan qas, arin kasta oo sharciyan u khaldana waa ku dhexjiraan,”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0