Wasiir Khadiijo oo Farriin U Dirtay Madaxda Dowladda Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Khadiijo oo Farriin U Dirtay Madaxda Dowladda Soomaaliya (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda dhalinyaradda iyo Cayaaraha dowladda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in la caddeeyo xuquuqda ay leeyihiin dhalinyaradda Soomaaliyeed. Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in dhalinyaradda Soomaaliyeed xuquuqdooda uusan qeexeen dastuurka ,islamarkaana laga doonaayo Madaxda dowladda in ay ka shaqeeyaan sidii dhalinyaradda ay heli lahaayeen xuquuqdooda. DHEGAYSO

Afhayeenka Cusub ee Maamulka Gobalka Banaadir oo la magacaabay
Nabadoon Cabdicasiis yuusuf Xaarin: ” Gabdho baddan waan la shaqeyeey Madax waan u noqday”
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda dhalinyaradda iyo Cayaaraha dowladda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in la caddeeyo xuquuqda ay leeyihiin dhalinyaradda Soomaaliyeed.

Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in dhalinyaradda Soomaaliyeed xuquuqdooda uusan qeexeen dastuurka ,islamarkaana laga doonaayo Madaxda dowladda in ay ka shaqeeyaan sidii dhalinyaradda ay heli lahaayeen xuquuqdooda.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 4
  • Abdikafi Ahmed Abdi 7 years ago

    Assalaamu alaykum Radio Daljir , Bacda Salaam waxaan u arkaa hadalka wasiirad Khadiijo Mohamed Diiriye , mid loo baahnaa oo waxaa laga baahan yahay wasaarada ay madaxda ka tahay in ay Golaha Baarlamaanka Xeerka Hoosaadyada Xuquuqda Dhalinyada ee la xiriira Ilaalinta Dhalinyarada , Ka Jahaynta Burcad Badeeda iyo Xaquuqda ay kaga mid noqonayaan Dowlada iyo Hay’adaheeda

    Mahadsanidiin Radio Daljir

  • Mohamed massari 7 years ago

    waa arin wanaagsan hadii aa nahey dhalinyarada soomaaliyeed. wasiiir Khadiija aad bay umahadsanthy.

  • Mohamed massari 7 years ago

    Waa arin wanaagsan hadii aa nahey dhalinyarada soomaaliyeed, wasiiir Khadiija aad bay umahadsanthy.

  • wasiiradu way ku mahadsan thy fariinta ay u dirty madaxweynaha

DISQUS: