Wasaaradda kaluumaysiga Puntland oo xalisay khilaafkii kaluumaystada iyo dowladda

HomeWararka

Wasaaradda kaluumaysiga Puntland oo xalisay khilaafkii kaluumaystada iyo dowladda

Xili maalmo magaaladda Boosaaso banaanbax ay kawadeen kaluumaystadda gobalka bari ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in la xaliyeey khilaafkii kaluumaystadda gobalka Bari iyo dowladda. Wasiirka kaluumaysiga iyo khayardka badda Puntland Faarax Cawaash oo warbaahinta la hadlayeey ayaa sheegay in la xaliyeey tabashadii kaluumaystadda gobalka bari isla markaana xaalddu ay tahay mid daggan. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5c80f1cd01010078d465e802/wasiirka++.mp3

Madaxweyne Deni oo Kulan La Qaatay Wariyayaasha Gobolka Mudug.
Xulashada Daljir iyo Axmed Xuseen Cabdulqaadir Sheekeey (dhegayso)
MAAMULKA RADIO DALJIR GAALKACYO OO AGAB SPORTS KU WAREEJIYAY DUGSIYADA H/DHEXE EE DEEGANKA CAGAARAN EE GOBOLKA MUDUG

Xili maalmo magaaladda Boosaaso banaanbax ay kawadeen kaluumaystadda gobalka bari ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in la xaliyeey khilaafkii kaluumaystadda gobalka Bari iyo dowladda.

Wasiirka kaluumaysiga iyo khayardka badda Puntland Faarax Cawaash oo warbaahinta la hadlayeey ayaa sheegay in la xaliyeey tabashadii kaluumaystadda gobalka bari isla markaana xaalddu ay tahay mid daggan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: