Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xabsiga laga si dayeey

HomeWararka

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xabsiga laga si dayeey

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xirnaa muddo sannad ka badan. Madaxweynaha Somaliland Muuse B

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Swedan iyo Talyaaniga
Soomaaliland,”Ciidankeenu Waxay Kujiraan Dagaalka Buuhoodle Askar Ayaana Nooga Dhimatay” (daawo)
AUN Guddoomiyihi Gobalka Mudug Axmed Muuse Nur oo galabta la Aasay (Daawo)

Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon, ayaa maanta dib u helay xorryadiisa kadib markii uu xirnaa muddo sannad ka badan.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa cafis u fidiyay Wariye Coldoon.

Qaar ka mid ah Ururada Mucaaradka Somaliland ayaa Hargeysa kusoo dhaweeyay Wariye Coldoon.

Somaliland ayaa horay xukun ugu riday Coldoon ka dib markii ay ku eedeeyeen in uu kasoo horjeedda Qaranimada Somaliland.

Bulshada rayidka ah ee Somaliland iyo Hay’addaha Xuquuqul Aadanaha ayaa ka codsaday in Madaxweynaha Somaliland uu Cafis u fidiyo Coldoon.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: