HomeWararka

WARGALIN: BARNAAMIJKA MADASHA DALJIR & MARTIDA MAANTA

Barnaamijka Madasha Daljir iyo Dadweynaha oo doorkan ka qabsoomaya Garoowe, waxaa marti ku ah Gudoomiyaha guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federal ee Soomaalia Maxamed Xasan Cirro. Waa madal dadweynuhu su’aalo toos ah ku waydiin doonaan Gudoomiyaha & xubnaha kale ee Guddiga Doorashada Soomaaliya.

Madaxwaynayaasha oo wali ku heshiin shirka wadatashiga ee Muqdisho
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
BAYDHABO: walaalo Naafo ah ku waas oo wajahaya nolol adag

Barnaamijka Madasha Daljir iyo Dadweynaha oo doorkan ka qabsoomaya Garoowe, waxaa marti ku ah Gudoomiyaha guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federal ee Soomaalia Maxamed Xasan Cirro.
Waa madal dadweynuhu su’aalo toos ah ku waydiin doonaan Gudoomiyaha & xubnaha kale ee Guddiga Doorashada Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: