Wareysi Agaasime Sonkor: Nabadeynta Gaalkacyo iyo isku-dhafka ciidamada (dhegayso)

Wareysi Agaasime Sonkor: Nabadeynta Gaalkacyo iyo isku-dhafka ciidamada (dhegayso)

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga ee Soomaaliya, Sonkor Jaamac Geyre, oo kamid ah guddiga howlaha nabadeynta u joogay Gaalkacyo mudddooyinkii dambe ayaa Daljir uga waramay waxa illaa iyo hadda u qabsoomay dhanka nabadda iyo isku-dhafka ciidamada.

Jamaal Faarax Aadan ayuu u waramay Agaasime Sonkor.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0