WARBIXIN+SAWIRO:- Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo La Kulmay Waxgaradka iyo Aqoonyahanada Degmada Gol-dogob.

HomeWararka

WARBIXIN+SAWIRO:- Musharrax Madaxweyne Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni oo La Kulmay Waxgaradka iyo Aqoonyahanada Degmada Gol-dogob.

Mushaarrax Madaxweyne Pntland Dr. Siciid Cabdullahi Deni ayaa maaanta 10 Dec, 2018 waxa uu magaaalada Gaalkacayo kulan kula qaatay waxgaradka iyo aqoo

Madaxweyne Deni “Gabadha Soomaaliyeed marka taariikhda dib loo fiiriyo marna bulshada ay ku dhexjireen kama aysan hoosayn”(Daawo)
Xumaantii Sacuudiga oo Gaartay in Geela Qadar Harraad u Le’do
Shir Looga Hadlayo Arrimaha Dhalinyarada oo Ka Socda Muqdisho (dhegayso)
Mushaarrax Madaxweyne Pntland Dr. Siciid Cabdullahi Deni ayaa maaanta 10 Dec, 2018 waxa uu magaaalada Gaalkacayo kulan kula qaatay waxgaradka iyo aqoonyahanada kala duwan ee kasoo jeeda degmada Goldogob oo kamid ah degmooyinka Gobolka Mudug.
Musharraxa ayaa odayaasha iyo aqoonyahanada uu la kulmay uga mahad celiyay sida ay usoo ajiibeen kulankan gaarka ah ee ay musharaxa la yeesheen, wuxuuna tilmaamay in horumarinta degmada Goldogob ay ugu jirto qorshihiisa siyaasadeed ee uu damacsan yahay inuu ku horumariyo guud ahaan gobolada iyo degmooyinka Puntland.
Kulanka oo ka dhacay hoyga uu musharuxu ka degen yahay degmada gaalkacayo ayaa sidoo kale looga wada hadlay muhiimada ay leedahay in markaasta laga shaqeeyo hrumarka Puntland iyadoo lala tashanayo qaybaha kala duwan ee bulshada.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

-DHAMMAAD-
 
Xafiiska Warfaafinta Musharax Siciid Deni
Youtube:- teamdeni2019
Facebook:- Team Deni 2019

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: