Hordhac: Wasiir Dhabancad oo Daljir uga warramay amniga Gaalkacyo iyo doorashada Puntland (daawo)

HomeWararka

Hordhac: Wasiir Dhabancad oo Daljir uga warramay amniga Gaalkacyo iyo doorashada Puntland (daawo)

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad ayaa waraysi uu siiyey Daljir kaga hadlay arrimo muhiim oo ay kamidyihiin: Ammaanka Gaalkacyo | co

Kooxo Burcad badeed ah oo laga badbaadiyeey markab Ganacsi
Garoowe: Madaxweynaha Puntland & kuxigeenkiisa oo shacabka la ciiday
Uganda oo Soomaalida u Fududaynaysa Dalkugalkeeda

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad ayaa waraysi uu siiyey Daljir kaga hadlay arrimo muhiim oo ay kamidyihiin: Ammaanka Gaalkacyo | colaaddii Towfiiq & Afbarwaaqo | Nooca doorasho ee Soomaaliya ka dhacaysa 2021 & dimuqraadiyeynta Puntland.

Waraysiga Wasiirka oo XASAASI ah hordhaciisa iyo qaar kamid ah su’aalaha Daljir waydiisey hoos ka daawo | Waraysiga oo dhamaystirana kala soco warbaahinta Daljir.

Daawo.

WASIIR DHABANACAD: Waraysi XASAASI ah oo dhinacyo badan taabanaya

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Dhabancad ayaa waraysi uu siiyey Daljir kaga hadlay arrimo muhiim oo ay kamidyihiin: Ammaanka Gaalkacyo | colaaddii Towfiiq & Afbarwaaqo | Nooca doorasho ee Soomaaliya ka dhacaysa 2021 & dimuqraadiyeynta Puntland >>> Waraysiga Wasiirka oo XASAASI ah hordhaciisa iyo qaar kamid ah su'aalaha Daljir waydiisey hoos ka daawo | Waraysiga oo dhamaystirana kala soco warbaahinta Daljir

Posted by Radio Daljir on Wednesday, January 1, 2020

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: