Wararkii ugu dambeeyay tirinta codadka doorashada dalka Kenya

HomeWararka

Wararkii ugu dambeeyay tirinta codadka doorashada dalka Kenya

Dalka Kenya oo sadexdii maalmood ee lasoo dhafay waxaa ka socotay tirinta codadka doorashadii Talaadadii ka dhacday. Hadda waxaa soo baxaya muran i

Madaxweynaha Soomaaliya safar ugu anba baxay dalka Qatar
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 1aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Dalka Kenya oo sadexdii maalmood ee lasoo dhafay waxaa ka socotay tirinta codadka doorashadii Talaadadii ka dhacday.

Hadda waxaa soo baxaya muran iyo buuq hareeyay xarunta xaqiijinta codadka ee Bomas ee magaalada Nairobi kuwaasoo dhexmaray xubno ka kala socday labada xisbi ee sida weyn ugu loolamaya doorashada.

Sidoo kale guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in la la yahay mid kamid ah musuulyiintii gacanta ku haysay natiijada codadka deegaanka Bariga Embakasi.

Natiijooyinkii ugu dambeeyay ee doorashooyinka dalka Kenya iyo sida musharrixiinta u kala haystaan codadka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: