Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Falastiin & Israa’il (daawo)

HomeWararka

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Falastiin & Israa’il (daawo)

Xafiiska Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha bini aadanimada ayaa sheegay in 52 kun oo Falastiiniyiin ah ku barakaceen duulaanka Israa’il ku heyso m

Khudbadda Madaxweynaha Puntland ee Furitaanka Garoonka Cawaale (Daawo)
Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Alshabaab
GAALKCYO: Cabdirisaaq Maxamed xasan,” Xasan Shiikh hadalkii ka soo yeeray waa mid argagax nagali

Xafiiska Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha bini aadanimada ayaa sheegay in 52 kun oo Falastiiniyiin ah ku barakaceen duulaanka Israa’il ku heyso magaalada Gaza.

Ciidamada cirka ee israa’iil ayaa duqeyn ku dumiyay 450 dhismo oo ay deganaayeen dad rayid ah taas oo sababtay in dad badan noqdaan hoy la’aan.

Afhayeenka xafiiska Qaramada Midoobe Jens Lerke ayaa sheegay in dad lagu qiyaasay 47,000 la dejiyay 58 iskuul oo ay maamusho Qaramada Midoobe kuwaas oo ku yaal magaalada Gaza.

Afhayeenku ayaa intaas ku daray in ciidamada Israa’iil ay duqeeyeen 6 isbitaal iyo xarumo kale oo dadka lagu caawiyo.

Dagaalkaan oo galay maalintiisi sagaalaad, ayaa waxaa ku dhintay 213 qof oo ay ku jiraan 61 carruur.

Haddaba Ogow 5 waxyaabood oo sabab u ah dagaalka Qazza.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: