Wacaal Darey ah: Muqdisho oo looga Dhawaaqay Golaha Badbaado Qaran (Akhriso)

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Muqdisho oo looga Dhawaaqay Golaha Badbaado Qaran (Akhriso)

Golaha Badbaado Qaran ayaa goor dhow loogaga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabancadde ayaa akhriy

Wasiirka Maaliyadda iyo Warbixintiisa Billaha ee Juun ’17 (dhegayso)
Maxaad ka taqaana Taarikhda degaanka Yaka Yaka (dhegayso)
Shan gabdhood oo Somaali ah ayaa ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay Magaaladda Minneapolis

Golaha Badbaado Qaran ayaa goor dhow loogaga dhawaaqay magaalada Muqdisho. Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabancadde ayaa akhriyay War-Saxaafadeed ay ku mideysan yihiin Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Midowga Musharraxiinta.

Golaha Badbaadada Qaranka ayaa waxaa Guddomiye looga dhigay Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Golaha waxaa ku mideysan Madaxda maamulada Jubbaland, Puntland iyo Midowga Musharaxiinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: