WACAAL DAREY AH:  Isimadda Puntland oo go’aan kasoo saaray xaaladdii PSF

HomeWararka

WACAAL DAREY AH: Isimadda Puntland oo go’aan kasoo saaray xaaladdii PSF

Boosaaso: Isimadda Puntland oo go'aan kasoo saaray xiisadii ka dhalatay Xilka qaadistii Madaxweyne Deni ku sameeyey Agaasimihii hore ee Hay'ada PSF "

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Dowladda Somaaliya oo ka Hortagaysa Tahriibka Dhalinyaradda (dhegayso)
Boqor Burhaan oo ka hadlay shirka Wadatashiga ee dowlad gobaleedyada iyo dowladda Federaalka.

Boosaaso: Isimadda Puntland oo go’aan kasoo saaray xiisadii ka dhalatay Xilka qaadistii Madaxweyne Deni ku sameeyey Agaasimihii hore ee Hay’ada PSF ” Waa in ay dhaqan gashaa Wareegtadii Madaxweynaha,” ayaa lagu yiri go’aanka Isimada.

Go’aanka Isimada ayaa lagu sheegay in hubka & guryaha PSF ku shaqayso uu mulkiyadooda leeyahay Gen Maxamuud Cismaan Diyaano oo ah Agaasimaha xilka laga qaaday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: