Wacaal daray: Saahid Mahamuud Cali oo ku guulaystay duqa degmadda Gaalkacyo

HomeWararka

Wacaal daray: Saahid Mahamuud Cali oo ku guulaystay duqa degmadda Gaalkacyo

Xili doorashadda Duqa degmadda Gaalkacyo iyo ku xigeenkiisaba maanta ay ka bilaabatay magaaladda Gaalkacyo ayaa waxaa Saahid Mahamuud ali uu noqday du

Puntland oo ka hadashay xaaladda Puntland ee Cudurka Covid19 (Daawo)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Nadwado Cilmiyeed Soconaysa Sdaex Habeen oo ka bilaabatay Degmada Burtinle

Xili doorashadda Duqa degmadda Gaalkacyo iyo ku xigeenkiisaba maanta ay ka bilaabatay magaaladda Gaalkacyo ayaa waxaa Saahid Mahamuud ali uu noqday duqa Magaaladda Gaalkacyo isago ku guulaystay Codod gaaraya 22 cod.

Sido kale hadda waxaa socota Doorashadda ku xigeenka duqa degmadda Gaalkacyo,taas oo la filayo in xildhibaanada cusub ee Golaha degaanka degmadda Gaalkacyo ay ku doortan ku xigeenka duqa degmadda gaalkacyo ee Puntland.

Wixii kusoo kordha daljir kalasoco.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: