Tirada Dadka ku dhintay Roobka dabeylaha wata ee ka da’ay Koonfur Afrika oo kordhay

HomeWararka

Tirada Dadka ku dhintay Roobka dabeylaha wata ee ka da’ay Koonfur Afrika oo kordhay

Waxaa sii kordhaya khasaaradaha nafeeed iyo midka hantiyadeed ee uu geystay roobka dabeyaha wata ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degano katirsan

Barnaamijka Badbaado: Doorka dhallinta ee Nabadeynta & Dimoqraadiyenta Dalka
Olole Nadafadeed oo ka socda degmadda Burtinle (Daawo)
Ciidamadda Puntland iyo Somaliland oo dagaal ku dhexmaray degaanka Yube (Daawo)

Waxaa sii kordhaya khasaaradaha nafeeed iyo midka hantiyadeed ee uu geystay roobka dabeyaha wata ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ay degano katirsan waddanka koonfur Afrika.

Ugu yaraan 341 qof ayaa ku dhintay daadad ka dhashay roob dabeylo xooggan wata oo ka da’ay waddanka South Africa, kaas oo ahaa roobkii ugu cuslaa ee da’a 60-kii sano ee lasoo dhaafay.

Sawiro laga soo qaaday Goobaha Roobka uu ka da’ay ayaa muujinaya bur-burka xeebta Umdloti ee waqooyiga magaalada Durban, waxaana kooxaha gargaarku ay ku dhibtoodeen inay ka gudbaan buundooyinka iyo jidadka ku bur-buray fatahaadaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: