Taliyihii Saldhiga bartamaha ee Gaalkacyo oo qarax ka bad baaday (dhegayso)

HomeWararka

Taliyihii Saldhiga bartamaha ee Gaalkacyo oo qarax ka bad baaday (dhegayso)

Taliye Cabdiqani Xabuun ayaa ka bad baaday qaraxan oo ahaa mid gaarigiisa loogu xiray inta uusan ka bixin gurigiisa. waxaa socda baaritaan ku aadan cida falkan fulisay ee doonaysay in ay taliyaha disho. majirto ilaa iyo hatan cid sheegatay qaraxan mas’uuliyadiisa ee uu ka bad baaday maanta taliyaha. Dhegayso.

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Baraarugga Haweenka Taxanah 134AAD
Itoobiya & DP World oo kala saxiixday heshiis lagu dhisayo waddo isku xirta Berbera iyo Itoobiya

Taliye Cabdiqani Xabuun ayaa ka bad baaday qaraxan oo ahaa mid gaarigiisa loogu xiray inta uusan ka bixin gurigiisa.

waxaa socda baaritaan ku aadan cida falkan fulisay ee doonaysay in ay taliyaha disho.

majirto ilaa iyo hatan cid sheegatay qaraxan mas’uuliyadiisa ee uu ka bad baaday maanta taliyaha.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: