Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybta Jubbaland oo la magacaabay

HomeWararka

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybta Jubbaland oo la magacaabay

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad Cabdirahmaan Aadan ayaa waxaa uu Maanta Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybt

Madaxweynaha somaliland oo ka hadlay qodobaday kawada hadleen Abiy Ahmed (Daawo)
Muuqaalka Bulshada: Xuska dhalashada Nabigeena Maxamed SCW (dhegayso/daawo)
Amnesty International oo Kenya ka dalbatay in Janan DFS loo gacan galiyo

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad Cabdirahmaan Aadan ayaa waxaa uu Maanta Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybta Jubbaland.

Wareegto kasoo baxdey Xafiista Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa xilka Taliyaha Ciidanka Asluubta qeybta Jubbaland waxaa loogu Magacaabey Gaashaanle sare Cabdiqani Maxamed khalaf.

Magacabistaan ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa xilli weli uu jiro khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland,waxaana la ogeyn halka uu ka Shaqeyn doono Maadaama Xarunta sida KMG ah ugu Shaqeeyo Maamulka Jubbaland ee Kismaayo uu Gacanta ku haayo Axmed Madoobe iyo Xubno taageersan.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0