Taiwan: Sarkaal Sare oo la la’yahay

HomeWararka

Taiwan: Sarkaal Sare oo la la’yahay

Sarkaal sare oo ka mid ah ciidanka Milatariga dalka Taiwan ayaa la la’yahay, kadib markii ay si deg-deg u degtay diyaarad uu la socoday sida ay sheegt

“Waynaan wada dhisan oo ku heshiin kuma dhismayso Soomaaliya, ragaadka yaynaan isku dheerayn,”
Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Dowladda Federaalka oo Casumaad u Fidisay Madaxda Maamul gobaleedyadda

Sarkaal sare oo ka mid ah ciidanka Milatariga dalka Taiwan ayaa la la’yahay, kadib markii ay si deg-deg u degtay diyaarad uu la socoday sida ay sheegtay wasaaradda difaaca dalkaasi.

Wasaaradda difaaca dalka Taiwan ayaa sidoo kale sheegtay in la soo bad baadiyey 16 qof, balse ay weli la’yihiin Jeneraal Shen Yi-ming iyo labo askeri oo la socotay

Jeneraal Shen Yi-ming, oo 62 sano jir ah ayaa waxaa baadi goobkiisa ka qeyb qaadanaya ciidamada cirka iyo kuw badda Taiwan.

Jeneraalka ayaa la sheegayaa in uu geeriyooday, sida warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.com.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: