Soomaaliya &  Uganda oo Heshiis kala saxiixday

HomeWararka

Soomaaliya & Uganda oo Heshiis kala saxiixday

Wasiirka gaashaandhigga iyo Arrimaha Halyeeyada ee Uganda, Vincent B. Ssempijja, ayaa gaaray magaalada Muqdisho iyadoo halkaas kulan kula yeeshay dhig

Warka Fiidnimo, Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
BURTINLE: KAAMAMKA BARAKACAYAASHA OO LOO QEYBIYAY AGAB NADAAFADEED (daawo)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Wasiirka gaashaandhigga iyo Arrimaha Halyeeyada ee Uganda, Vincent B. Ssempijja, ayaa gaaray magaalada Muqdisho iyadoo halkaas kulan kula yeeshay dhigiisa Soomaaliya.

Sida uu qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook ku sheegay Wasiirka gaashandhiga ee Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur, labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xirirka labada dowladood ee arrimaha difaaca.

Labada wasiir difaac ee Soomaaaliya iyo Uganda ayaa qalinka ku duuga saxiixa dhameestirka Is af garad ee heshiisyo hore oo difaac iyo iskaashi Milatari oo u dhaxeeyey labada dal

Wadanka Uganda ayaa ka mid tahay dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya kuwaas oo ka mid ah howlgalka ATMIS.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: