Somaliland oo Amaro cusub kuso rogtay shacabka Laascanood (dhegayso)

HomeWararka

Somaliland oo Amaro cusub kuso rogtay shacabka Laascanood (dhegayso)

Magaalada LaasCaano ee xarunta gobolka Sool ayaa laga soo saaray Amaro lagu wargalinayo dadka Shacabka ah ee degmadaasi. Gudoomiyaha degmada Laasca

Wasiir Cabdirashiid Cali Geelle: ”Ceerigaabo in ay Gacanta Puntland soo gasho waa Muqaddis!'(Daawo)
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Maamulka Beledweyne oo Diidey in La Siidaayo Oday Dhaqameed u Xiran

Magaalada LaasCaano ee xarunta gobolka Sool ayaa laga soo saaray Amaro lagu wargalinayo dadka Shacabka ah ee degmadaasi.

Gudoomiyaha degmada Laascaano ugu magacaaban Soomaaliland Mudane C/casiis Xuseen Taarwale oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Laascaano ayaa sheegay in maamulka gobolka iyo Degmada ay Mamnuuceen Aroosyada aysan ogayn dawlada ee ka dhacay gudaha magaaladaasi.

Gudoomiyaha degmada ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in la xirayo Reerkii Aroos ah oo Xabado iyo Durbaan looga tumo Arooskooda gudaha degmadaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: