Shirkii Tabashada Beesha Tanade Daarood oo Qodobo Hordhac ah laga soo Saaray (dhegayso)

HomeWararka

Shirkii Tabashada Beesha Tanade Daarood oo Qodobo Hordhac ah laga soo Saaray (dhegayso)

Shirkii qaar kamid ah Isimada Puntland iyo Waxgaradka iyo odayaasha Mid kamid ah beelaha Deegaanada Puntland oo saluugtay hannaanka qaybsiga xildhibaanada Puntland Magaalada Garoowe ayaa wali socda isagoona laga soo saaray qoddobo hor dhac ah in kastoo aan si dhab ah loogu heshiin. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/595e5b190401004779d7a7a3/Warbixinta+Shirkii+xalinta+cabashada+mid+kamid+ah+beelaha+Puntland+oo+Garoowe+ka+socda+iyo+qoddobo+hordhac+ah+oo+ka+soo+baxay+.mp3

BARAKACAYAASHA BUUHOODLE, KALIIL KULUL, BIYO LA’AAN BAAHSAN & BISHA RAMADAN
Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo Daljir Cabudwaaq (dhegayso)
Baarlamaanka oo maanta ansixiyay sharici muhiim ah

Shirkii qaar kamid ah Isimada Puntland iyo Waxgaradka iyo odayaasha Mid kamid ah beelaha Deegaanada Puntland oo saluugtay hannaanka qaybsiga xildhibaanada Puntland Magaalada Garoowe ayaa wali socda isagoona laga soo saaray qoddobo hor dhac ah in kastoo aan si dhab ah loogu heshiin.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: