HomeUncategorized

Shirkii Khamiislaha ee Dowladda Puntland oo Qodobo Muhiim ah looga Hadlay

Khamiis, Ogoosto 06, 2015 (Daljir) —Shirka Golaha xukuumadda oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin xaaladda Gobalka Sool, qorshaha Doorashooyinka Soomaaliya 2016-ka, Xeerka Nidaaminta Magaalooyinka , Sharciga Patroolka Soomaaliya iyo Warbixino.

Baahin: Arbaca, Sept 07, Weriye Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin ku saabsan qoys Danish ah oo muddo ay afdub u haysteen burcad badeed Somali ah oo la siidaayey; Garaad Maxamed Cilmi Shirwac ayaan ka waraysanay dadaalada nabadeed ee colaada Galkacyo; Dallada nabadaynta gobollada Puntland oo shir lagu gorfaynayo colaadii Galkacyo uga furmay Galkacyo; Waftigii Puntland uga qayb galay shirka wadatashiga Somalida oo uga xog warrmay madaxda Puntland natiijada shirka wadatashiga.
Baahin: Khamiis, Jun 16, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Waraysi: Markab ay afduub u haysteen koox burcad badeed Somali ah oo ku gubtay Xarardheere; Warbixin: Dagaal khasaare xoogan gaystay oo Ahlu sunna & Al-shabaab ku dhex maray gobolka Hiiraan; Daruuro colaadeed oo dul hoganaya degmada Widhwidh ee gobolka Cayn; Kulan lagu darsay ka-hortaga cudurada Jadeecada & Shubanka oo lagu qabtay Garowe.
M/weyne ku xigeenka Puntland oo bogaadiyey hawlgalada amni, lacagna gudoonsiiyey ciidanka bilayska Bossaso.

Khamiis, Ogoosto 06, 2015 (Daljir) —Shirka Golaha xukuumadda oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin xaaladda Gobalka Sool, qorshaha Doorashooyinka Soomaaliya 2016-ka, Xeerka Nidaaminta Magaalooyinka , Sharciga Patroolka Soomaaliya iyo Warbixino.

\\\"\\\"
\\\"\\\"

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: