Shirkaddaha Diyaaraddaha ee dalka oo ku dhawaaqay shaqo joojin

HomeWararka

Shirkaddaha Diyaaraddaha ee dalka oo ku dhawaaqay shaqo joojin

Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka. Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta amniga diyaaradaha. Maamulka diyaardaha ayaa sheegay in hay’adda duulista rayadka ay ku guul dareysteen xaqiijinta amniga garoomada.

PSF oo Warsaxaafadeed soo saartay
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
Erdogan oo ku guulaystay hogaanka Turkiga iyo awoodo dheeraad ah

Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka.

Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta amniga diyaaradaha.

Maamulka diyaardaha ayaa sheegay in hay’adda duulista rayadka ay ku guul dareysteen xaqiijinta amniga garoomada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: