Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga oo kenya ka furmay

HomeWararka

Shir looga hadlayo Arrimaha Qaxootiga oo kenya ka furmay

Ra’iisul Wasaare ku xiegenka Soomaaliy Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu kulan la qaatay Danjiraha Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR Maxamed Cabdi Afeey iy

WARBIXIN: Qalinjabinta ardayda Jaamacadda Bariga Afrika, faraca Qardho.
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Alshabaab oo War Cusub ka soo saaray Faafida Cudurka Caronavirus

Ra’iisul Wasaare ku xiegenka Soomaaliy Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu kulan la qaatay Danjiraha Hay’adda Qaxootiga ee UNHCR Maxamed Cabdi Afeey iyo masuuliyiin kale.

Kulanka ayaa labada dhinac wax ay uga wada hadleen qodobo ay ka mid ahaayeen sidii daryeel loogu sameyn lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed eek u jira Xeryaha dalka Kenya oo qaarkood horay dalka loogu soo celiyey.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in uu socdo shirar looga hadlayo dardar gelinta iyo daryeelida qaxootiga Soomaaliyeed eek u jira Xeryaha Qaxootiga dalka Kenya.

Shalay ayay aheyd markii Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada midoobey ee Soomaaliya Michael Keating uu booqasho ku tegay Xerada Qaxootiga Caalamka ugu weyn ee Dhadhaab ee dalka Kenya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: