Shir ku saabsan amniga Qaaradda Afrika oo Nairobi ka furmay

Shir ku saabsan amniga Qaaradda Afrika oo Nairobi ka furmay

Diblomaasiyiin ka tirsan golaha ammaanka ee Qaramada Miboobey, kuwaas oo ka soo jeeda waddamada Qaaradda Africa iyo sidoo kale dalalka Caribbean-ka oo ku shiraya magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ayaa ka arrinasanaya xaaladaha amni iyo nabadgalyo ee Qaaradda Africa.

Si gaar ah waxaa shirkan diiradda loogu saarayaa xasaradaha ka taagan waddanka Itoobiya iyo sidoo kale khilaafka ka taagan biyo-xireenka weyn ee Itoobiya.

Xoghayaha Guud ee Arrimaha Dibadda Kenya ayaa sheegay in kulankaan uu ka dhigan yahay fulinta Amarka Nabadda ee ka yimid Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0