Shilalka oo Ku Soo Badanaya Wada u Dhexaysa Boosaaso iyo Galkacyo (dhegayso)

HomeWararka

Shilalka oo Ku Soo Badanaya Wada u Dhexaysa Boosaaso iyo Galkacyo (dhegayso)

Shilal is-daba joog ah ayaa ka dhaca waddada isku xirta magaalooyinka boosaaso iyo Gaalkacyo, Waddadan waxa ay halbowle u tahay isu-socdka gaadiidka e

Madaxweynihii Sudan oo la xiray iyo Milatariga dalkaas oo dowlad KMG ah ku dhawaaqay
Shirkii Isgaarsiinta ee Kismaayo Ka Socdey oo Fashilmay (BAYAAN)
MAXAAN KANAQAANAA MUHIIMADA IYO FAA’IIDOOYINKA RAADIYAHA

Shilal is-daba joog ah ayaa ka dhaca waddada isku xirta magaalooyinka boosaaso iyo Gaalkacyo, Waddadan waxa ay halbowle u tahay isu-socdka gaadiidka ee Gobolada Puntland Hadaba maxaa sababa shilalkaa kaalin intee la’eg ayaa kaga aadan Dowladda Puntland ka hortegista waxyeelada ka dhasha shilalkaas .

Arimahaas ayaa waxaa idaacadda Daljir uga waramay qaar ka mid ah Darwaliinta Ku safra waddadaisu xirta Boosaaso iyo gaalakcyo Axmed Cabdalle Dhaqaale  iyo Faarax Gurey ayaa ka waramay waxa sahla shilalka ka dha waddadasi, Wariye Xuseenmadar ayaa wareystay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: