Shil gaari oo sababay dhimashada hal qof ayaa ka dhacay duleedka Garowe

HomeWararka

Shil gaari oo sababay dhimashada hal qof ayaa ka dhacay duleedka Garowe

Shil gaar oo sababay dhimashada hal qof oo dumar ah ayaa ka dhacay duleedka magaalada Garowe sida ay Daljir u sheegeen dad goob joogayaal ah. Gaari

Maamulka gobolka Banaadir oo maanta kaliya aasay 165-ruux oo qaraxii shalay ku geeriyooday
Degmadda Bookh ee gobalka Doollo oo tartan Ciyaareed lagu qabtay (Sawiro)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Shil gaar oo sababay dhimashada hal qof oo dumar ah ayaa ka dhacay duleedka magaalada Garowe sida ay Daljir u sheegeen dad goob joogayaal ah.

Gaariga shilka galay waxaa saarnaa koox fanaaniin ah oo uu kamid ahaa fanaanka d’ada yar ee lagu magacaabo Sharma Boy.

lama oga sababta shilkan dhalisay iyo goobta ay ku wajahnaayeen, waxaan goobta gaaray ciidamada Booliska ee gobolka Nugaal oo kiiskan baaritaankiisa ku howlan.

Fananakan ayaa horaantii todobaadkan kasoo muuqday baraha bulshadu kuxiriirto isgaoo heysta qorin AK47 ah kuna suganaa garoonka diyaaradah ee magaalada Garowe xili uu kasoo degay halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen asxaabtiisa.

la soco faahfaahinta warkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: