Shacabka tuulada Godob yar ee Burtinle oo dagaal kujira  xaalufka deegaanka (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka tuulada Godob yar ee Burtinle oo dagaal kujira xaalufka deegaanka (dhegayso)

Shacabka deegaanka tuulada Godobyar oo 28 km galbeed ka xigta magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa wada dagaal ka dhan ah xaalufinta lagu hayo dh

Warka DDM iyo Wariye Maxamed Xasan Dhalo (Daawo)
Turkiga oo shaaciyay xiliga ay ku egtahay heshiiska xabad joojinta ee dagaalka Kurdiyiinta (dhegayso)
Agaasime khadar Cawl iyo Wariye Cabdiqani Fantastic oo laga sii dayeey xabsiga weyn ee Garoowe

Shacabka deegaanka tuulada Godobyar oo 28 km galbeed ka xigta magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa wada dagaal ka dhan ah xaalufinta lagu hayo dhirta qoyan, ugaadha iyo qashin laga keeno degmada Burtinle oo la geeyo deegaankaasi.

Guddoomiyaa tuulada Caarif cabdalle oo la hadlay radio Daljir isaga iyo odayaasha deegaanka ayaa sheegay dhibaatooyin badan in lagu hayo deegaanka, iyagoona xusay shacabka deegaanka oo is hubeeyey inay deegaankooda ka difaaci doonaan dhibaatooyinka dhirta la jaro, qashinka iyo u gaadha, waxaana ay u digeen dad arrinkaasi ku howlan, iyadoo howlgal ay fuliyeen dadka deegaanka uu fashilmay inay gacanta kusoo dhigaan dad arrimahaasi gacanta kula jiray.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: