Shacabka Garoowe oo ka cabanaya Sicir Barar bahsan (Daawo)

HomeWararka

Shacabka Garoowe oo ka cabanaya Sicir Barar bahsan (Daawo)

Sicir-bararka dollarka oo naafeeyay nolosha shacabka Iyo ganacsatada yaryar ee suuqa Garoowe oo quus ka muujiyey waxka qabashada dhibkan ee xukuumadda. Wariye Xasan heykal ayaa warbixin ka diyaariyeey.

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Xulashada Daljir & Deeqo Ladan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Musharax Daahir Geelle oo ku baaqay in ay sii socdaan wada-hadallada Rooble & Musharixiinta

Sicir-bararka dollarka oo naafeeyay nolosha shacabka Iyo ganacsatada yaryar ee suuqa Garoowe oo quus ka muujiyey waxka qabashada dhibkan ee xukuumadda.

Wariye Xasan heykal ayaa warbixin ka diyaariyeey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0