Sawirro hordhac ah oo laga qaaday bartii caafimaad ee saldhiggga Goojacadde oo ay la wareegeen ciiidamada SSC Khaatumo.

HomeWararka

Sawirro hordhac ah oo laga qaaday bartii caafimaad ee saldhiggga Goojacadde oo ay la wareegeen ciiidamada SSC Khaatumo.

Dagaalka aroornimadii saaka ka bilawsay jiidaha dagaalka ee Laascanood ayaa weli socda, iyadoo ay siikordhayso tirada saldhiyada ciidan ee lagala ware

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
QARDHO: Shaqaalaha iyo ciidanka madaxtooyada oo raashin wareejiyey
Waxbadan ka ogow caafimaadka hooyada uurka leh (Daawo)

Dagaalka aroornimadii saaka ka bilawsay jiidaha dagaalka ee Laascanood ayaa weli socda, iyadoo ay siikordhayso tirada saldhiyada ciidan ee lagala wareegay Somaliland, maxaabiista laga qabsaday iyo gaadiidka dagaalku.

Illaa dhawr fariisin oo ay lahaayeen ciidamda Somaliland ayaa u gacangalay ciidamada deegaanka ee SSC khaatumo, kadib markii weerar dhawr jiho ah lagu qaaday xilli hihimow ah.

Saldhigga ugu weeyn ee ciidamada Somaliland ku leeyihiin gobolka Sool waa midka lagu magacaabo Goojacadde, waxaana ciidamada SSC ay la wareegiin qaybo ka mid ah saldhigaasi sida garaashkii farsamada baabuurtaa iyo goobtii caafimaadka oo hadda sawirradeedu hoos idinka muuqdaan.

Xabbadda ayaa hadda ka dhacay hareeraha taliskii saraakiisha ee Goojacadde, halkaasi oo ah goobtii ugu muhiimsanayd xagga difaaca Somaliland.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: