Sanad kadib, maxay shacabka Puntland uga dhigantahay mashaariicdii uu u balanqaaday Farmaajo (dhegayso)

HomeWararka

Sanad kadib, maxay shacabka Puntland uga dhigantahay mashaariicdii uu u balanqaaday Farmaajo (dhegayso)

Shacabka Puntland ayaa sanadkan kadib iswaydiinaya sababta ay u fuli waayeen balanqaadyadii madaxwaynaha dowladda faderaalka uu u sameeyey shacabka Pu

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo Ka Hadlay Ssameynta COVID-19 ku yeeshay Ganacsiga iyo Dhaqaalaha Wadanka
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 31-JULY-2022
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Shacabka Puntland ayaa sanadkan kadib iswaydiinaya sababta ay u fuli waayeen balanqaadyadii madaxwaynaha dowladda faderaalka uu u sameeyey shacabka Puntland, kaasi oo ahaa deeqda magaca Soomaaliya lagu soo qaado, laguna koobay Muqdisho.

Madaxwayne Farmaajo ayaa sanad kahor dhagax dhigay mashaariicda

Wadada isku xirta Garoowe iyo Eyl

Dhismaha jaamacadda Umadda

Wadada Kalabayr iyo Caluula

Hoos kadhegayso rajada shacabka Puntland ee xukuumadda Farmaajo iyo sanad kadib.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: