Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq ka daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Mohamed Abdirahman Mohamed 1 month

    Mohamed Abdirahman Mohamed jooga hargaysa, aad baan idiinku xirran ahay warbaahinta Daljir balse wararka Somaliland idinkuma badna waa maxay Sababtu? saxiibayaal Waad mahadsan tihiin,

  • Mohamed Abdirahman Mohamed 1 month

    Mohamed Abdirahman Mohamed jooga hargaysa, aad baan idiinku xirran ahay warbaahinta Daahir balse wararka Somaliland idinkuma badna waa maxay Sababtu? saxiibayaal Waad mahadsan tihiin,