RW Rooble oo magacaabay Afhayeenka xukumadda Soomaaliya

HomeWararka

RW Rooble oo magacaabay Afhayeenka xukumadda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka S

Jubbaland oo ka hadashay duqeyn lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
Halkee ayuu marayaa mashruucii dhismaha waddada bartamaha ee degmada Buursaalax? (daawo)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Macalimow ayaa ah Wariye muddo dheer kasoo shaqeeyay qeybaha kala duwan ee warbaahinta, waxaana sanadyadii ugu dambeeyay ka mid ahaa ururada Saxaafada.

Ra’iisul wasaare ayaa maanta bilaabay isbadel weyn oo ku sameeyo xafiiska Ra’iisul wasaaraha, iyadoo maanta uu Magacaabay xoghayaha joogtada ah.

Waxaa sidoo kale ilo lagu kalsoonaan karo ay xaqiijiyeen in ay jiraan isbedallo kusoo wajahan Agaasimeyaasha iyo sidoo kale Madaxda ee wasaaraddaha.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: